Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdigiisa oo gaaray degmada Cadaado (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cadi Kaariye iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud Boqolaal Dadweyne ah ayaa Madaxweynaha ku soo dhaweyn ugu sameeyay Afaafka hore ee Madaxtooyada Cadaado. Qoor-qoor ayaa inta uu joogo magaalada Cadaado kulamo la qaadan doono, maamulka, waxgaradka iyo qeybaha bulshada degmada Cadaado. Madaxweyne … Continue reading Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdigiisa oo gaaray degmada Cadaado (Sawirro)